Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

  Diidi Online HOYGA WARARKA IYO HEESAHA DIIDI ONLINE  
 

heesihii ugu dambeeyey

 Haddii aad dooneysid heeso kale dooro Halkan

 

hoyga gabayada soomaliyeed iyo waliba waxaad ka helikartaa suugaan aad iyo aad u xiiso badan

Links

Websites

 

Arlaadinet

Arta(Dj)

Awdal

 

BaidoaOnLine

Baidoa

Benadir

Benadir-islam

Benadir-Net

Bosaso

 

Djibouti 

DROnline

EXIM(IT-SOM)

 

FINFO2000

Galbeed

Hiran

Kenyan

Marka

MudugOnline

 

NetRadio

Puntin

Puntland

Qandala

R.&H.Center

Riverine

 

Sahan

 

Som.Gov.

Som.Inter

 

Som.talk

SomUK

Somaliland

 

Somalihome 

SomaliNet

Somaliweb.

Somitek

 

UN_Som

Wadani

 

  SHIR BEELEED KA DHACAY MAGAALADDA MUQDISHO

Shir beeleed ka dhacay degmada Madiina ee magaalada Muqdisho ayna ka soo qeyb galeen xubno gaaraya 300-ruux oo isgu jira odayaal, aqoonyahano,iyo waxgarad kuwaasoo ka kala socda jufooyinka beelaha Gaaljecel ayaa beesha Mucaawiye Sooranle waxay shirkaasi ku dooratay guddi beeshaasi Mucaawiye Sooraanle u qaabilsanaan doona xaga dhaqanka, waxaana Xaaji Xasan Cumar loo doortay nabaddoon guud, iyadoo ku-xigeenno ay u noqonayaan Maxamed Cali Ibraahim, Adaan Muudey Nuur, Cusmaan Axmed Muumin iyo xubno kale.

XARUNTA Dr: ISMAACIIL JIMCAALE OO SOO SAARTAY WARSAXAAFADEED    

 

    Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xaquuqda Aadamiga ayaa walaac ka muujisay xaalada ay ku sugan             yihiin Maxaabiista ku xeraysan Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho                .              

    Warsaxaafadeedka ay soo saartay xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ayey ku sheegtay in cabashooyin murugo leh ay si isdaba joog ah u soo gaarayaan xarunta Xaquuqda Aadanahan ee Dr. Ismaaciil Jimcaale, taasoo lagu sheegayo in maxaabiista ku xir-xiran Xabsiga Dhexe ee Muqdisho aysan heysan xaquuq xabsiyadeed sida:-cunto tayeysan,biyo nadiif ah iyo daryeel caafimaad iyagoo taas bedelkeeda ku nool xaalad argagax leh oo lid ku ah sharafta Bini-Aadamka iyo Qawaaniinta Caalamiga ah ee quseeya daryeelka maxaabiista.

          Xarunta Dr. Ismaaciil waxay war saxaafadeedkeeda  baaq ugu soo jeedisay maamulka Dowladda KMG gaar-ahaan qaybta qaabilsan cadaaladda inay si muuqato oo la taaban karo wax ugu qabtaan xaalada naxdinta leh ee ay ku sugan yihiin maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho

        Xarunta waxay dalab gaar ah u soo jeedisay Hay'adaha Caalamiga ee bixiya samafalka iyo ganacsatada Soomaaliyeedba in ay si Bini' aadanimo leh gar gaar ula gaaraan maxaabiista ku dhibaateysan Xabsiga Dhexe

 

waa meel aad ka heli karto heesaha kuwii hore kuwii dhaxe iyo waliba kuwii ugu dambeeyey

HEESO MAQAL IYO MUUQAAL ISUGU JIRA
 

Aamino iyo Kuluc-waahwaah
Kuluc-Kuu sheekeeye
Cigaal Dhunkashada
Cigaal iyo mandeq Daalacan

samatar iyo Baladweyn
Samatar iyo maalmaha
Tubeec iyo ala meydadaash     

Sayid Khaliifa iyo Amaan Dumar
Axmed naaji-Ani ki jeelaa
Jubba iyo Qadro(waan ku heybinayay)
C/qaadir Jubba

Cumar shooli(allow yey iga dhiga laba)
C/naasir(Naftu doqonsanaa
Nuur eebow iyo Bilaajo     

  Samatar (heeska Dejiya)  

feysal Cumar Mishteek (Ha i gabin)

Samatar iyo saado (Darmaan)]

 

Sheego (maandaranaa)

CIgaal iyo heeso Muuqaal ah

Samatar iyo Dejiya oo Muuqaal ah

 

Miraale

fartun Birimo (Hees Muuqaal)

 

Heeso muuqaal ah iyo kuwo kale

Xuquuqda Bogga waa dhowran tahay, lama daabacan karo amar la'aan

Contect:Maxamed Nuur Geedi (Diidi)  

                        E-mail: diidi4@hotmail.com
                       

www.diidi.tk